iyadoo Muddooyinkii dambe xiisad colaadeed ay ka taagneyd deegaanka xanan buure ee gobolka galgaduud ayaa waxa maamulka degmada caabudwaaq waxa uu magacaabay gudoomiyaal cusub kuuwaas oo la filayo in ay ka shaqeynaya xasilinta deegaanka iyo xalinta xiisada ka taagan deegaanka xanan buure
warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha degmada caabudwaaq mahad cumar cilmi ayaa waxa lagu magacaabay maamulka cusub ee uu yeelanayo deegaanka xanan buure
Halkaan Hoose Ka Aqriso


