Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeele Oo Kulamo Ka Wada Magaalada Baladweyne

0

Madaxweyne Kuxigeenka Dowald Goboleedka Hir-shabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar dabgeed ayaa Hoygiisa Xalay ku qaabilay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle Dr Cabdixakiim Luqmaan xaaji muxumed iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Hir-shabeelle mudane Siraaji Sheikh Isaaq.

Gudoomiyaha barlamaanka hirshabeele iyo maxweyne ku xigeenka hirshabeele ayaa kulan kooda waxa ay uga wada hadleen arimo kusaansan xaalada ka taagan gobolka hiiraan

Waxaana madaxweyne ku xigeenka maamulka Yuusuf Axmed Hagar dabgeed iyo Gudoomiyaha barlamaanka hirshabbeele Cabdixakiim Luqmaan xaaji ay islagarteen sii ay uga shaqeyn lahaayeen daminta xiisada ka taagan gobolka hiiraan islamarkaasna ay magaalada baladweyne xarunta gobolka hiiraan si uu ku imaan laha madaxweyanaha hirshabeele ay ka shaqeynayaan.

Gumiyaha barlaamnka cusub ee hirshabeele ayaa shalay lagu soo dhaweyay magaalada baladweyne iyadoo wali ay jirto xiisadii ka dhalatay doorashadii maamulka hirshabeele ,waxaana la sheeay in gudoomiyuhu uu halkaasi utagay sidii uu wax uga xalin laha tabshada laga qabo doorashadii dhacday

Dhawan ayay aheyd markii banan baxayo looga soo horjeedo maamulka cusub ee hirshabeele uu ka dhacay magaalada baladweyne iyadoo ay jirtay in la sheegay in lagu guuldareysatay in wada hadal lagu xaliyo dadka cabashada ka qaba dorashadii ka dhacday deegaanada maamulka hirshabeele

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here