wararka aan ka helayno magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay nabadoon aad loogayaqaan hiiraan lagu dilay xaafada howlwadaag ee magaalada baladweyne
kooxaha hubeysan ayaa waxa lagu soo waramayaa in nabadoon xasan ibraahim nuur tiigow ay dileen islamarkaasna ay goobta iskaga baxsadeen
hadaba si aan waxbadan uga ogaano dilka ayaa waxa wax ka weydiinay nabadoon isxaaq yacquub
Halkaan Hoose Ka Dhageyso
