Dowladda Oo Tirtirtay Warqad Qoraal ah Oo Ay Kasoo Saartay Colaada ka Taagan Dalka Ethoobiya

0
Wasaarada arimaha dibada Xukuumada faderaalka somaliya ayaa warqad qoraal ah loo ay soo dhigtay barteeda interneetka war qadaasi oo looga hadlayay qof qifka dowladda somaliya ee xaalada ka taagan dalka ethoobiya
warqada qoraalka ah ee lagu baahiyay bara interneetka ee dowladda ayaa waxa ay u qor neyd sidatan
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay walaac ka muujisay xaaladda soo shaac baxday ee Itoobiya.
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay mar kale ku celineysaa taageerada ay u hayso midnimada Itoobiya, waxayna ku baaqeysaa in wada hadal lagu dhammeeyo is afgaranwaaga ka dhex jira Itoobiya.
Soomaaliya, deris ahaan iyo saaxiib ahaanba waxay diyaar u yihiin inay ku bixiyaan taageero buuxda baadi goobka loogu jiro soo afjaridda xaaladda hadda ka taagan Itoobiya.
Soomaaliya waxay ka dhawaajineysaa baaqyo ka yimid gobolka oo ahaa in si deg deg ah oo nabad ah lagu xaliyo khilaafka ka taagan Itoobiya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here