Ana Sayfa Wararka Dagaal Xoogan Oo Ka Socnaya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug iyo Qasaaro Ka Dhashay

Dagaal Xoogan Oo Ka Socnaya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug iyo Qasaaro Ka Dhashay

0
Dagaal Xoogan Oo Ka Socnaya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug iyo Qasaaro Ka Dhashay

wararka aanka helayno deegaano ka tirsan gobolka mudug  ayaa waxa ay sheegayaan in maanta dagaal xoogan uu ka socdo inta  udhaxeysa deegaanka camaara iyo deegaanka bacaad weyne oo dhmaantood kawada tirsan gobolka mudug

waxaana lagu soo waramayaa in dagaalkn uu ka dhashay qasaare  dhimasho iyo dhaawwac leh

dagaalkaan ayaa waxa la sheegay in uu yimid kadib markii beelaha daga deegaanadaasi la sheegay in ay sameeyanayeen  deegaameysi taasi oo la sheegay in  keentay in labada beelo uu dagaalkooku uu maanta ka qarxo halkaasi

xoghaya deegaanka bacaadweyne oo idaacada simba la hadlayaa ayaa waxa uu sheegay in inta udhexeysa deegaanka bacaadweyne iyo degaanka camaara uu dagaal ka socdo kaasi oo udhexeeya beelaha daga ladabadaasi  deegaan

waxaa uu sheegay in ay beeluhu isku heystaan dhuldaaq simeed iyo deegaameysi uu sheegay in muddooyinkii dambe ka socday inta u dhaxeysa deegaanada bacaadweyne iyo camaara

Dhankale xoghaya oo sii hadlayay ayaa waxa uu tilmaamay in dagaalku uu socdo islamarkaasna aan la xaqiijin qsaaraha ka dhashay daagaalka maanta ka soconaya deegaanada dhaca gobolka mudug

inta badan deegaanada gobolka mudug mudooyinkii dambe waxa waxa kusoo noqnoqonyay dagaalada beelaha wada daga gobolka mudug

waxaana ilaa iyo haatan aan jirin wax talaabo cad ah ama goaan ah oo laga gaaray dagaalada kusoo laalablaabanaya deegaanada gobolka mudug

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here