Diiwan Galinta Musharaxiinta Gudoonka Barlmaanka Hirshabeelle Oo Maanta Jowhar ka Bilaabanaysa

0

Magaalada jowhar ee caasimada maamulka hirshabeele maanta waxa lagu wada in ay ka bilaabato diiwan galinta masuuliyiinta isku soo sharaxaya qabashada xilalka gudoonka barlamaanka hirshabeele

Waxaana la sheegay in maanta aad loo adkeeyay amaanka magaalada jowhar oo ay ka bilabanayso qabashada musharaxiinata gudoonka barlamaanka hirshabeele

waxaana jira musharaxiin dhowr ah oo doonayana xilka gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka hirshabeele kuwaasi oo maanta la diiwaan galinayo dadka danaynayo

qorol ah oo kasoo baxday guddiga doorashada hirshabeele maalinti shalay aheyd ayaa lagu sheegay in 2 bisha oo maant ah ay bilaabanayso diiwan galinta musharaxiinta  gudoonka barlamanka hirshabeele islamarkaasna la qabanayo xubnaha danaynayo in ay isku shraxaan jagooyinkaasi.

Siyaasiyiin dhowr ah ayaa ku kiis qulqulaya magaalada jowhar iyanoo maamihii dambe la sheegay in ay jirtay cabashooyin doorashada xildhibaanada hirshabeele islamarkaasna uu guddiga doorashoyinka  hirshabeele uu sheegay in laxalinayo tabashooyinka yar e jira

Doorashada gudoonka barlamaanka hirshabeelle oo ay loolan adag uu haatan ka jiro ayaa ay dhicidoontaa 4 bishan aan ku jirno

Waxaana isha lagu heydoona waxa kasoo baxa iyadoo hoolka doorashada ay ku sugan yihiin idha idheyayaal caalami ah oo ka socda beesha caalamka iyo kuwa kasocda dowladda faderaalka somaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here