Akhriso:-Taliyayaal Xilalka Laga Qaaday, Kuwa Kale oo La Magacaabay

0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isbadal ku sameeyay taliyayaasha Booliska Saldhigyadda Gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Taliyayaal Cusub loo magacaabay qaar kamid ah Saldhigyadda Booliska Degmooyinka Gobolka banaadir, halka kuwa kalana xilka ka qaaday.

Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Cabdicasiis Axmed Baashane.

Sidoo kale Gaashaanle Mahad Korow ayaa loo  magacaabay Taliyaha Qaybta Bari.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here