Jubba-land oo Guddi u Xil Saartay Xasuuqii Ka Dhacay Degmadda Ceel-waaq

0

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa magacaabay guddi ka kooban shan xubnood oo loogu talagalay in ay soo baraan arrimihii ka dhacay degaanka Yaddo ee hoostagta Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here