Kuuriyada waqooyi oo lagu eedeeyay in ay dil u gaysatay muwaadin kuuriyada koonfureed ah ka dibna gubtay.

0

Nin u dhashay kuuriyada koonfureed ayaa waxaa dil iyo gibis isu daray ciidamada waqooyiga kuuriya, sida uu xaqiijiyay wasiirka difaaca ee koonfurta kuuriya.

Seoul ayaa waxa ay sheegtay in ninka la waayay, markii ugu dambeysana uu saarnaaa dooni roowdo ka sameeyneeysay meel u dhaw xadka ay lada dal wadaagaan waxaana mar dambe ninkaasi meedkiisa laga helay biyaha kuuriyada waqooyi.

Wsiirka waxa uu sido kale, sheegay in ciidamada kuuriyada waqooyi ay ninka toogteen ka dibna ay basin ku bibileen meeydkiisa, intaasi ka dibna ay dib qabadsiiyeen meeykiisa, balse Pyonyang wali wax war ah ka aysan soo saarin falka guracan ee lagu eedeeyay.

Kuuriyada waqooyi ayaa waxa ay adkeysay xuduudaheeda, waxa ayna ciidamadeeda xalka ilaaliya ay amar u qabaan in ay toogan karaan  cidii isku daydaa in ay soo talaabta xuduuda oglaanshi la’aan si xanuunka karoon faras uusan ugalin dalkaasi.

Koonriyada koonfureed ayaa waxa ay si adag u cabaareesay falka wuxuushnimada ah, waxa ayna si adag uga dalbatay Kuuriyada waqooyi inay soo cadeyso sababta ka dambeyso falkaasi, ayna ciqaab mariso kuwa ku luglahaa falkaasi.

Ma kala cada ilaa  iyo hada  sida seoul ay ku heshay xogta dhacdadaan iyadoona xarriirka militariga ee labad dhinac u dhaxeeyay la jaray bishii June ee  las oo dhaafay.

Dhacdadaan ayaa noqonaysa tii labaaday ciidamada  kuuriyada ay  dil ugaystaan muwaadi u dhashay kuuriyada koonfureed.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here