septembar 19/ 2020 ururka UDDA oo looyaqaano Ururka Dhalinyarada degmada afgoye ayaa lagu weeraray Degmada Afgooye .
Waxaa ururuka ay kashaqenayeen wacyigalinta dhalinyro kubad garoon kuciyaareysay usamenayeen ,
waxey kawacyi galinayeen ineeysan kubiirin argagaxisada ,
waxaa xili galab ah banbaanoyin iyo Rasaas kuso weeraray Koox dhalinyaro ah katirsan khawarijta ee alshabab, oo beegsanayayey masuuliyinta ururka ,
Goobjoogayaaal meesha kadhawaa ayaa idaacada qaranka uxaquijyay dhacdada sida ay udhacday .
Waxa mesha qasaare dhimasho iyo dhaawac kusoo gaaray dad weyne kamid ah dadkii mesha joogay .
Mar aan lahadalnay gudomitaha abaabulada ururka ee layiraahdo Suleiman bashir Mohamed waxa u inoo xaqiijiyay iney khawarijtu damacsanayeen ineey dilaan asaga madama uu ahaa shaqsigii wacyigalinta uwaday bulshada .

