Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho Kula Kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug,Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midawga Yurub, Mareykanka, UK, Sweden & Midawga Afrika.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo

Sidii loo dhammeystiri lahaa hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb[3] si dalka ay uga dhacdo doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku qabsoonta.

Kulanka oo qaatay saacado ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyo guul.

-DHAMMAAD-

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here