Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Magacaabay Xeer ilaaliye Ugaar Ah Wariyaasha

0

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn doonta in cadaaladda la hor keeno dadkii ku lug-lahaa dambiyada ka dhanka ah wariyaasha Soomaaliyeed.

Xeer ilaaliyaha qaranka ayaana shacabka soomaaliyeed ugu baaqay  in wax walba oo la xariira dilalka wariyaasha iyo dacadiyada ka dhanka saxaafada in lagu soo hagaajiyo xeer ilaaliyaha cusub ee la magacaabay

Magacaabistaan ayaana waxa lasheegay in ay daba socoto amar haray uga  kasoo baxay maxkamda maamulka gobolka banaadir iyo xeerar kale oo caalami ah

Halkaan hoose ka Akhriso:-

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here