Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Dadweynaha Magalada Bosaaso Kula Hadlaya Si Loo Dardargaliyo Wada Shaqeynta Bulshada Xafadaha Bosaaso iyo Lamaha Amaanka Iyadoo Hadda Magalada Bosaaso Ay Ku Soo Xagaanoqdeen Dadkii Horay Uga Xagaabaxay Waxana Uu Yahay Mid Isxigwareesi Ku Adan Amniga Iyo Wadashaqeynta.
Taliye Xuseen Ayaa Dhammaan Gudoomiyaasha Xafadaha Iyo Walidiintaba Ku Booriyay In Xafad Walba Dadka Dagan Ay Guryaha Banankooda Ku Xirtaan Laambadaha Ifka Si Looga Hortago Qaswadayaasha Dhiabay Umada Si Booliska Ay Ugu Fududaato In Qofka Ay Soo Qabtaan Danbiilaha Ah
Awaamiirtaan uu soo saaray taliska booliska Gobolka bari ayaa waxa uu imaanayaa xilli dadka ku dhaqan magaalada boosaaso ay kasoo laabanayaan xiliyada xagaayada oo ay dib ugu soo laabanayaan magaalada
Waxaana taliska boolisku ay dalbadeen in ciidamada booliska laga shaqeeyo sugida amaanka magaalada boosaaso iyagoona sidookaleTaliska boolisku ay dagniin adag udireen dadka isku dayada in ay ka faaideystaan saxmada dadka kusoo laabanaya magaalada boosaaso kuwaasi oo qorsheynaya in falal amni daro ay ka geeystan xaafadaha magaalada boosaaso

