Dowladda iyo Mareykanka oo Ka Hadlay Weerarkii Deegaanka Jannay Abdalle

0

Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Ciidamadda Mareykan ee Africom oo War Saxaafadeed kasoo saaray Weerarkii ka dhacay Jannay Abdalle oo 60Km ujirta magaalada Kismaayo.

War-saxaafadeedka Dowladda iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in shabaab ay doonayeen in gaari qaraxyo kasoo buuxiyeen in ay ku galaan Saldhiga Deegaanka Janaay Cabdalle,balse laga hortagay.

Weerarkaan waxaa ku dhintay laba askari oo Dowladda Soomaaliya ka Tirsanaa, 3-kalana way ku dhaawacmeen sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Dowladda Soomaaliya.

Dhanka kale Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Ciidamada Mareykan ee Africom ayaa sheegay in weerarka lagu dilay mid kamid ahaa dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here