Akhriso:-Ahlusuna oo Qaadacday Guddiga Farsamadda Galmudug

0

Maamulka Ahlusunna Waljameeca ayaa ka horyimid Guddiga Farsamadda Maamulka Galmudug ee dhawaan soo magacowday dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukumadda Galmudug shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu cadeeyay Mowqifka Galmudug Guddiga Farsamada Maamul u dhisada Galmudug oo ay soo magacawday Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa horay u Taageeray magacaabista Guddigaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here