14 Qof oo ku Dhimatay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Magaaladda Berbera

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaaladda Berbera ee Maamulka Somaliland.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn gaari nooca loo yaqaano Noha oo siday  ku dhawaad 20 qof  kana yimid dhanka Hargaysa iyo gaari jaad  ay leedahay Shirkada Soofe oo ka yimid yimid Burco.

Inta la xaqiijiyay waxaa shilka ku dhintay 14-ruux,waxaana la dhigay isbitaalka magaaladda Hargeysa.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here