Wasiirkii Ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaadda Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdikarin Dhalac ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshadda ayuu ku sheegay Sababaha uu isku casilay ay tahay Faragalinta ay xukuumada ku heyso Arimaha Galmudug.

