Akhriso:-Liiska Musharaxiinta Ku Tartamaya Xubnaha Aqalka Sare ee Gobolka Woqooyi

0

Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho.

Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo ku tartami doona 11-ka kursi ee loo qoondeeyey xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku soo biiraya aqalka sare ee baarlamanka Somalia.

woq woq1 woq2

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here