Akhriso Magacyadda Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland

0

Guddiga Diyaarinaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa goordhaweyd loogu dhawaaqay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

Guddiga oo ka kooban 7-xubnood oo ah xildhibaanadda Puntland ayaa waxaa guddoomiye u ah Ismaaciil Cabdi Abtiile.

Taalabadda ugu horeysa ay qaadi doonaan ayaa ah doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas waxaa xigi doona doorashadda Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here