Puntland oo Madax Dowladda Ka Mamnuucday Deeganadda Maamulkaas

0

Maamulka Puntland ayaa mamnuucay inta doorashadu dhacayso in ay Puntland soo galaan shaqaalaha dowlada Federalka soomaaliya,sida Wasiirada ,Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howlwadeenadda Madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale Puntland ayaa mamnuucday In lala soo galo lacag kaash ah Garoomada diyaaradaha iyo baraha kantaroolada.

Ugu dambeyntii Diyaaradaha imaanaya Puntland ayaa lagu amray in soo gudbiyaan liiska dadka ay sidaan inta aysan Muqdisho ka soo duulin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here