Akhriso:-Taliyayaal La Magacaabay Kuwa Kulana Xilla Laga Qaaday

0

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Daahir aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa sameeyay magacaabis iyo xil ka qaadis saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Taliyaha Qeybta 12 April Ee CXD ayaa Waxaa loo magacaabay Sarreye Guuto tabane Axmed Maxamed .

Abaanduulaha Qeybta 12 April Ee CXD waxaa loo magacaabay
Gaashaanle Sare C/salaan aadan kurjow, sidoo kale Waxaa xilka laga Qaaday Taliyahii Qeybta 27aad Ee CXD Kana Howl galeysay Hirshabelle S/guuto Maxamuud Koronto Waxaana xilkas Lo Magacaabay jeneraal tareedisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here