Askari Lagu Dilay Muqdisho, & Dambiilihii oo La Toogtay

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari ka tirsanaa ciidamadda Booliska oo lagu dilay goordhaweyd Xaafadda Xaaji Gaabow Degmadda Dharkinley ee Gobolka Banaadir.

Dilkaan waxaa geystay nin ku hubeysnaa bastooladd wuxuuna askari ka toogtay qeybaha sare.

Goobjooge ayaa inoo sheegay in shaqsiga dilka geystay ay isla goobta ku toogteen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda, islamarkaana ay qaateen meydkiisa iyo bastooladii uu watay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here