Kheyre oo Magacaabay Guddi La Aqalka Sare Kala Shaqeeya Xalinta Cabashooyinka Maamul Goboleedyada

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka maamul Goboleedyada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here