Guddoomiyaha Baarlamanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheeikh-Unaa Maye ayaa Goordhow ku dhawaaqey Guddigga Doorashooyinka oo qaban qaabinaya Doorashada Madaxtinimo ee mamaulkaas.
Kulanka Baarlamanka oo hadda ka socda Baydhabo ayaa waxaa ku sugan inta badan xildhibaanada maamulkaas.
Guddiga la magacaabey ayaa ka kooban 15 xildhibaan kuwaas oo qaban qaabinaya doorashada.
Shariif Sheeikh Unaa Maye ayaa sheegay in xildhibaanadda ay ansixiyeen gudiga si howha loo dardar galiyo, maadama doorashada madaxtinimada maamulkaasi dhawaan halkaasi ay ka dhici doonto.
Akhriso Warsaxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamanka K/ Galbeed



