Sarkaal Shaqadiisa Ku Waayay Xaflad Uu Kaga Qeyb Galay Magaalada Muqdisho + Akhriso !!!

0

Duqa magaalada Muqdisho Eng Yariisoow ayaa shaqada ka joojiyay La taliyihiisii arimaha Warbaahinta Shador Haji Mohamud oo Saakay ka qeyb galay Munaasabadii Daahfurka Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka.

Shador Haji Mohamud saakay isaga oo qoslaya ayuu kasoo muuqday madashii mucaaradka dowladda ay ku soo bandhigayeen xisbigooda cusub, lakiin galabta ayaa loo sheegay inuu shaqadiisii u waayay ka qeyb galka munaasabadaasi Mucaaradka ay qabsadeen.

Inkastoo Eng Yariisoow uusan ku xusin warqadiisa sababaha xilkiisa uu ku wayay Shador Haji Mohamud oo ahaa la Taliyihiisa arimaha Saxaafada.

Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiisaka gudoomiyaha Gobalka Banaadir Eng Yariisoow.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here