War Deg Deg Ah: Kacdoon Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Looga Dhawaaqay Gobalka Hiiraan + Dhageyso

0

Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa ku soo waramaya in kacdoon ka dhana Ra’iisul wazaaraha  XFS xasan Cali kheyre looga dhawaaqay magaalada Baladweyne.

kacdoonka ka dhanka ah Ra’iizul wazaaraha ayaa la sheegay inay sababty kadib markii uu wareegta uu soo saaray xilkii looga qaaday  wasiirkii waxbarashada Soomaaliya.

Korneel Khaliif Idiris Cismaanoo la hadlay Idaacada Simba ayaa Ku eedeeyy inuu khiyaana Qaran sameyeey R. Kheyre, maadaama sida uu rabo uu ka yeelayo Xukuumada uu majaraha u hayo, isagoo dhanka kale sheegay in Wasaarada waxbarashada imtixaanaadkii sanad dugsiyeed ee sanadka 2017 ilaa 2018 ay wax isdaba Marin musuq maasuq cad ay sameysay.

Ra’iisul wazaaraha  XFS xasan Cali kheyre ayaa cadaadis badan kala kulmaya qaar kamid ah madaxda ugu sareysa dalka ee uu kamid ka yahay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo, maadaama uu soo if baxayay mudooyinkii dhanbe inuu jiro khilaaf xoogan oo ka dhax aloolsan Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo

Dhageyso Codka: Korneel Khaliif Idiris Cismaan oo Simba La Hadlay

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here