Dhamaan maamulka sare iyo shaqaalaha Idaacada Simba iyo waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan madaxa sheekada Radio Simba maama Asli Yuusuf Gacal oo hooyadeed kuxdin Maxamuud colow maanta oo taariikhada tahay 30-5-2018 ay ku geeriyootay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
maamulka Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Madaxa barnaamijyada Tafatiraha Idaacada iyo dhamaaan shaqaalaha Simba oo isku duuban waxey murugada la wadaagayaan maama Asli Yuusuf Gacal.
Inaa lillaah Wa’inaa Ileyhi Raajicuun, Allaah Ka Sabar Siiyo Ehelada Iyo Qaraabada

