Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland: “Madaxweynaha Puntland Ayaa Mas’uul ka Ah Waxii ka Dhacay Tukaraq“

0

Baashe Maxamed Faarax  Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhanka Puntland oo ahayd in Somaliland ay taageerayaan Al-shabaab-ka dagaalka kula jira Puntland.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Tukaraq ay ka mid tahay degaannada Somaliland, islamarkaana Ciidamada ay ka fushadeen dan ay halkaas u tageen.

Wxaaa uu xusay in xudduuda Somaliland iyo Puntland ay 7km u jirto Garowe islamarkaana aysan Somaliland ilaa hadda xadgudub geysan.

Baashe ayaa ka digay in haddii colaadda Tukaraq sii korodho in wax laga weydiinayo Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas sida uu hadalka u dhigay

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here