Cawad Axmed Cashara oo kamid ahaa Baarlamaankii Dowladdii KMG ahayd ee Cabdullahi Yusuf Axmed. ayaa ku geeriyooday Dalka Canada.
Cashara ayaa sidoo kale kamid ahaa aasaasayaashii Maamulka Puntland, waxuu sidoo kale Soo Noqday Wasiirkii warfaafinta Maamul Gobaleedka puntiland.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale kamid ahaa Siyaasiyiintii ugu caan saneyd ee Soomarta Gayigeena Soomaaliya Burburkii Dowladii Dhaxe kadib.

