Dhageyso:-‘ Weeraro kusoo wajahan Muqdisho iyo Amaro la dul dhigay Ganacsatada

0

Maamulka Degmada Wajir ee Gobalka Banaadir ayaa maanta Ganacsatada ku Amarey inay iskaga Baxaan Goobaha ka ag-Dhow Wadooyinka waa weyne si looga Fogaado wax yeelo Shacabka ka soo gaarta Qaraxyo la la Beegsado Xiliyada Wadooyinku ay Mashquulka Badan yihiin.

Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumar Cabdulle Xasan oo maanta ayaa Sheegay iga Bilaabo Maanta oo Taariikhdu ay tahay 26-10-2017 in Maamulka Degmada oo kaashanaya Laamaha Amniga iyo Maamulka Gobalka Banaadir ay Tilaabo ka qaadi doonaan Dadka ku ganacsada Heeraha Wadooyinka loo Foojignaado Qatar Weerar oo ku soo Wajahan Shacabka Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here