War Deg Deg:-Somali-land ee oo Goordhaweyd Xukuno Ku Riday Mas’uuliyiin

0

Maxkamadda Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay  Goordhaweyd ku dhawaaqdey xukunka  lagu riday masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey xirnaa islamakaana xeer ilaalinta Somaliland danbi ku oogtey.

Masuulyiintan oo kala ah gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme iyo xoghayihii ciyaaraha ee Xisbigaas Muddane Yoonis ayaa waxaa ay maxkamadu Amartey

  1. In Maxamed Sadiiq Dhamme Xoriyadiisa dib loogu soo celiyo kadib markii ay maxkamadu wax danbi ah ku weyday
  2. In Muddane Yoonis Axmed Yoonis ay maxkamadu ku xukuntey hal Sanno oo xarig ah islamarkaana ka bilaabma maalintii la xiray.

Go’aanka Maxakmadda Magaalada Haregysa waxaa ka hor yimid Xisbiga Siyaasadda Wadani ee Maamulka Somali-land.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here