Kooxda Ac Milan ayaa u magacawday laacibka Jeremy Menez shaxdeeda ay kaga hortagi doonto kooxda ay isku Magaalada yihiin ee Inter Milan kulanka dhacaya maanta oo axad ah.
28-jirka heerka caalami ee xulka dalka France ayaan ciyaarin dhamaan ciyaareedka kadib markii dhaawac uu soo gaaray isagoona dhaliyay 16-gool xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay. Ka hor inta uusan kooxda qabanin macalinka reer Serbia,
Milan’s matchday squad: Abbiati, Donnarumma, Livieri, Abate, Alex, Antonelli, Calabria, De Sciglio, Romagnoli, Simic, Zapata, Bertolacci, Bonaventura, Jose Mauri, Kucka, Montolivo, Poli, Bacca, Balotelli, Boateng, Honda, Menez, Niang.

