Ana Sayfa Ciyaaraha Jeremy Menez oo dib ugu soo Laabtay kooxda Ac Milan+ Team la Magacaabay

Jeremy Menez oo dib ugu soo Laabtay kooxda Ac Milan+ Team la Magacaabay

0
Jeremy Menez oo dib ugu soo Laabtay kooxda Ac Milan+ Team la Magacaabay

Kooxda Ac Milan ayaa u magacawday laacibka  Jeremy Menez shaxdeeda ay kaga hortagi doonto kooxda ay isku Magaalada yihiin ee Inter Milan kulanka dhacaya maanta oo axad ah.

28-jirka heerka caalami ee xulka dalka France ayaan ciyaarin dhamaan ciyaareedka kadib markii dhaawac  uu soo gaaray isagoona dhaliyay 16-gool xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay. Ka hor inta uusan kooxda qabanin macalinka reer Serbia,

Milan’s matchday squad: Abbiati, Donnarumma, Livieri, Abate, Alex, Antonelli, Calabria, De Sciglio, Romagnoli, Simic, Zapata, Bertolacci, Bonaventura, Jose Mauri, Kucka, Montolivo, Poli, Bacca, Balotelli, Boateng, Honda, Menez, Niang.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.