Puntland oo Qaaddacday Guddi uu Madaxweyne Farmaajo Magacaabay

0

Puntland ayaa qaaddacday guddiga uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wada-hadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in hannaanka magacaabista guddigaasi aan loo marin si waafaqsan Dastuurka KMG ee Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here