Al-Shabaab oo 45-maalmood u Qabtay Ergadii Doorashadda

0

Xarakadda Al-shabaab ayaa fariin hanjabaad aheyd hawada u marisay odoyaashii soo xulay Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyadda.

Bayaan ay soo saareen oo ku qornaa luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa lagu sheegay in Odayaashu ay ku dheceen “Fal gaalnimo ah”, lagana doonayo in ay ka berii noqdaan ficilka ay ku dheceen,waxaana loo qabtay
muddo 45 maalmood oo ka bilaabaneysa 15-07-2019 kuna eg 01-09-2019-ka, iyagoona lagula taliyay in ay iska diiwaan geliyaan maamullada Alshabaab,ama la dili doono.

Baaq-Towbad-keen

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here