Khilaafkii U Dhaxeeyay Labada Golle ee Barlamaanka oo La Xaliyay+Dhageyso

0

Gudoonka labada golle ee barlamaanka somaliya  ayaa sheegay inay xal ka gaareen khilaafka labada gole ee baarlamanka Soomaliya.

Kulanka waxaa isku arkay labada gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Maxamed Mursal Shiikh cabdiraxman,waxaa kale oo gobjoog ka ahaa kulanka kuxigeenada labada gudomiye muuday iyo buqaari.

Markii uu soo idlaaday kulanka labada gole waxaa warbaahinta la hadlay labada gudomiye kuwaas oo sheegay inay xal ka gaareen khilaafka labada gole ee muda soo jiitamayay.

Kulan ay xalay qaateen gudoonka labada gole ayaa diirada lagusaaray sidii meesha loogasaari lahaa khilaafka labada gole ka dhexjira, kaas oo soobilowday kalhore, xiligaad oo warqad kasoo baxday xafiiska gudomiyaha golaha aqalka sare lagu sheegay in aqalka sare uu joojiyay wada shaqayntii uu lalahaa golaha shacabka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here