Ana Sayfa Wararka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ka Hadlaya Sharciga Shaqaalaha Rayidka

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ka Hadlaya Sharciga Shaqaalaha Rayidka

0
Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ka Hadlaya Sharciga Shaqaalaha Rayidka

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaaladda Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta.

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay loo direy fariimo loogu sheegayo in maanta uu jiro kulanka baarlamaanka Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.