Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaaladda Muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta.
Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay loo direy fariimo loogu sheegayo in maanta uu jiro kulanka baarlamaanka Soomaaliya.

