Jadwalka Doorashashadda Jubba-land oo La shaaciyay

0

Guddiga Xudduudaha iyo Doorashada Jubbaland ayaa maanta shaaciyey Jadwalka doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada Jubbaland.

Guddoomiyaha guddiga Xamse Cabdi Barre ayaa saxaafadda u akhriyey jadwalka doorashada oo dhamaystiran.

Waxa uu sheegay in soo xulista iyo soo gudbinta xubnaha Baarlamaanka ay bilaaban doonto inta u dhaxeysa 16 July illaa 6 bisha Agosto,halka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa dhici doonta 18 Agosto.

Sidoo kale guddiga  doorashashada Jubbaland ayaa sheegay in Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ay dhici doonto inta u dhaxeysa 24 Agosto illaa 30 Agosto.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here