Guddiga Loo Xilsaaray Dadkii Lagu Dilay Gaalkacyo, oo War Soo Saaray

0

Guddiga Xal u helidda dhacdadii ka dhacday Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa war kasoo saaray baaritaano ay sameeyeen.

Guddiga ayaa soo saaray 5-qodob oo ku saabsan baaritaanka ay ku sameeyeen dadkii kasoo jeeday deeganadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu laayay Koonfurta Magaaladda Gaalkacyo Galmudug.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here