Jubba-land oo Soo Bandhigtay Meydadka Al-Shabaab+Sawirro

0

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Sawiradda Meydadka dhowr iyo toban dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakadda Al-Shabaab oo la duqeeyay.

Maamulka ayaa sheegay in meydadka lasoo bandhigay ay yihiin shabaabkii saakay weerarka ku qaaday saldhigga deegaanka Baarsanguuni, kadibna jidka loo galay.

Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ayaa duqeeyay xili ay mareeyeen tuulooyin kamid deegaanka baarsanguuni.

Maamulka ayaa sheegay in duqeynta lagu dilay 64 dagaalyahan oo ka Tirsanaa Shabaab.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here