Gudoomiye Sayid Cali Shiikh Maxamed oo Xilkii Laga Qaaday

0

Gudoomiye Ku-xigeenkii Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Sayid Cali Shiikh Maxamed, ayaa laga qaaday xilkii uu ka hayay Guddiga doorashooyinka.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Guddiga ayaa lagu sheegay in mas’uulka uu ku xadgudbay Sharcigii iyo Xeerhoosaadkii Guddiga u Yaalay.

Warqadaan ayaa la gaarsiiyay Madaxda Dowladda Dhexe iyo Hay’adaha Dastuuriga ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here