Safiirka Cusub Ee Ruushka Oo Warqadihiisa Aqoonsiga Ah Ku Wareejiyey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya+Sawirro

0

Muqdisho, July 10, 2019 – .Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Olosow, ayaa maanta oo Arbaco ah Xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Ruushka, Mudane Mikhail Golovanov.

“Kusimaha Xoghayaha joogtada ayaa Urajeeyay Safiirka cusub in uu ku guuleysto howlaha loo idmaday, isagoo carabka ku adkeeyay in uu si dhammeystiran utaageeri doono xoojinta xariirka laba geesoodka ee qotada dheer u dhaxeeya labada dal ee saaxiibada ah si iskaashi dhow dhinacyo badan leh loo sameeyo” ayaa lagu yiri Warka Soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here