Ana Sayfa Wararka Al-shabaab oo Isugu Yeeray Ergadii Xildhibaanadda Soo Dooratay+Dhageyso

Al-shabaab oo Isugu Yeeray Ergadii Xildhibaanadda Soo Dooratay+Dhageyso

0
Al-shabaab oo Isugu Yeeray Ergadii Xildhibaanadda Soo Dooratay+Dhageyso

 

Xildhibaan Maxamed Xussen Isaaq (Afraale) oo kamid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulankii Baarlamaanka maanta ka sheegay in Al-shabaab ay iskugu yeereen Ergadii soo dooratay Xildhibaanadda Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaan  Afraale ayaa Sheegey in Ergadii Soo dooratay ay Al-shabaab uga yeereen Deegaanka Iidaale Ee Gobalka Baay kuwaasi oo aan la ogeyn Xukunka ku dhicidoona.

Xildhibaanka ayaa Dowladda Soomaaliya u soo jeediyey inay ka hortagto Eragada Isku dhiibeysa shabaab ka dib markii al-shabaab ay kordhisay ugaarsiga ay ku hayeen Odayaashii Xildhibaanada Soo dooratay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.