Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Shirkadda Xawaaladda Dahabshiiil qeybteeda Suuqa bakaaraha.
Qaraxa ayaa lagu xiray gaari Nooca Soomaalida u taqaano Hulix,oo ay adeegsan jireen ciidamadda ilaaladda Shirkadda,waxaana jiro khasaare dhashay qaraxa.

