Xiliga La Dhageysanayo Dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo la Shaaciyay

0

Maxkamada Cadaalada Adduunka ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Holland  ayaa shaaciysay waqtiga la bilaabayo dhageysiga Dacwada badda ee u dhaxeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Warqad kasoo baxday Maxkamadda ayaa lagu sheegay in 9-September ee sanadkan 2019  ay bilaaban doonto dhageysiga Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya iyadoona dhamaan doonto 13-ka September ee isla sanadkan 2019-ka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here