Xubno Shabaab u Qaabilsanaa Qaraxyadda iyo Dilalka oo La Qabtay+Sawirro

0

Wararka ka imaanaya Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen labo nin oo ka tirsanaa Shabaab.

Kadib howlgal ay fuliyeen Ciidamadda Dowladda ayaa suura galiyay in lagu soo qabto labadda Nin kuwasi oo xiliga gacanta lagu dhigayay watay bastooladdo iyo Bambooyinka gacanta lagu tuuro.

Labadda Nin ayaa shabaab u qaabilsanaa sida ay sheegeen saraakiisha Ciidamadda Dowladda Qaraxyadda iyo Madax jabiska,waxaana sidoo kale lagu raadjoogaa xubno kale.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here