War Deg Deg:-Nin Isa Soo Miidaamiyay oo Isku Qarxiyay Magalada Kismaayo+Sawir

0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee caasimada KMG ah ee Maamulka Jubba-land ayaa ku waramaya in nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa in uu isku qarxiyay Kasoo Horjeedka Masjidka Xaaji Jaamac Ee Xaafada Farjano ee Magaladaas.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas ku dhintay ninkii isa soo miidaamiyay sida goob-joogayaal ay u sheegeen daacadda Simba ee magaalada Muqisho.

Ciidamada Nabad Sugida Maamulka Jubaland ayaa Goobta Gaaray ,waxaana Baaritaan guud uu Ka socdaa Agagaarka Goobta Ay Wax Ka dheceen.

Lama Oga Halka Bartilmaameedka U Ahayd.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here