War Deg Deg ah:-Xeer Illaaiye ku xigeenkii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo Geeriyooday

0

Waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday xeer illaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda soomaaliya allahu naxariistee Col C/laahi Mayoonge oo u geeriyooday Dhaawac ka soo gaaray Weerar ay horaan magaalada muqdisho ugu geysteen al shabaab.

Mudooyinki la soo dhaafay ayaa dhaawiciisa lagu dabiibabayay gudaha magaalada muqdisho balse dhaawicii soo gaaray ayaa la xaqiijiyay in maanta ugu dnabeyn oo u geeriyooday.

26/9/2016-kii dabley hubeysan  ayaa weerar ku qaaday gaari uu la socday Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somaaliya C/laahi Xuseen Mayoonge kaasi oo marayay degmada Warta-nabada ee Gobolka banaadir.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here