Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hortagtay Hub Sharci Daro ah Oo la Soo Gelin Rabay Dalka

0

war kasoo  Baxay dowlada faderaalka soomaaliya  ayaa waxa sheegtay in xog muhiim ah ay ku heshay hub shaci daro ah oo dalka lasoo galin rabay

warkasoo baxay dowladda ayaa waxa lagu sheegay in soo galinta hubkaan ay iskaashanayeen dowladda shisheeye iyo dad soomaaliyeed  islamrkaasna waxa ay dowladdu sheegtay in baaritaano kala duwan ay ku sameynayso cidda hubkaan iska leh iyo cida soo galinaysay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here